Guardiola & Solskjaer Oo Fadeexadoowbay, Klopp Oo

Jurgen Klopp oo ku guuleystay abaal-marinta tababarihii ugu wanaagsanaa horyaalka Premier League ee LMA ayaa waxa kaalinta koowaad kaga soo baxay qiimaynta tababareyaasha horyaalka ee xili ciyaareedkii dhowaanta dhamaaday, waxaase meelo dambe galay Ole Gunnar Solskjaer iyo Pep Guardiola.

- Advertisement -

Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer oo Red Devils ka caawiyey inay kaalinta saddexaad kaga dhamaysato horyaalka ayaa waxa uu qiimaynta tababareyaasha ka galay sagaalaad, wuxuu se dhaamaa Pep Guardiola oo 10aad ku jira.

Macallinka Sheffield United ee Chris Wilder ayaa kaalinta labaad soo galay, waxaana ku xiga Frank Lampard oo Chelsea xili ciyaareedkiisii ugu horreeyey layliyey iyo Brendan Rodgers oo Leicester City shaqo fiican ka qabtay, ilaa Is-aaragii ugu dambeeyey ay United kaalinta shanaad u ridday.

Qiimayntan oo koobaysa dhamaan 29kii tababare ee horyaalka Premier League soo maray xili ciyaareedkii 2019/20 oo qaarkood la caydhiyey intii aanay ciyaaruhu dhamaan, ayaa waxay ugu kala horreeyaan tababareyaashu sidan:

29 | Javi Gracia | Watford

28 | Quique Sanchez Flores | Watford

27 | Eddie Howe | Bournemouth

26 | Hayden Mullins | Watford

25 | Marco Silva | Everton

24 | Unai Emery | Arsenal

23 | Daniel Farke | Norwich

22 | Freddie Ljungberg | Arsenal

21 | Manuel Pellegrini | West Ham

20 | Mauricio Pochettino | Tottenham

19 | Carlo Ancelotti | Everton

18 | David Moyes | West Ham

17 | Roy Hodgson | Crystal Palace

16 | Nigel Pearson | Watford

15 | Dean Smith | Aston Villa

14 | Jose Mourinho | Tottenham

13 | Graham Potter | Brighton

12 | Mikel Arteta | Arsenal

11 | Duncan Ferguson | Everton

10 | Pep Guardiola | Manchester City

9 | Ole Gunnar Solskjaer | Manchester United

8 | Nuno Espirito Santo | Wolves

7 | Brendan Rodgers | Leicester

6 | Ralph Hasenhuttl | Southampton

5 | Steve Bruce | Newcastle

4 | Sean Dyche | Burnley

3 | Frank Lampard | Chelsea

2 | Chris Wilder | Sheffield United

1 | Jurgen Klopp | Liverpool

- Advertisement -

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More