SADDEXDA Xiddig Ee Ugu Wanaagsanaa Koox Kasta Xili

Xog ururinta ciyaartoyda Premier League ee xili ciyaareedkii dhamaaday ayaa maalinba qayb soo baxaysaa, waxaana markan bannaanka lasoo dhigay naadi walba saddexdii ciyaartoy ee ugu sarreeyey qiimaynta kulamada oo dhan.

- Advertisement -

Shabakadda Whoscored ee qiimaynta, xog kaydinta iyo raad-raaca ciyaartoyda isku hawsha ayaa waxay soo saartay liiska saddexdii ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa koox walba, kuwaas oo laga eegay baasbixintooda, goysmada iyo waxqabadkoodii guud ee intii uu horyaalku socday.

20ka kooxood ee horyaalka Premier League ka kooban yahay, waxa naadi walba lasoo badhigay min saddexdii xiddig ee ugu qiimaynta sarreeyey xili ciyaareedka oo dhan, waxaana ku jira dhawr ciyaartoy oo ay suurtogal tahay in qiimayntoodu layaab kugu noqoto.

Xiddiga Manchester City ee Kevin de Bruyne ayaa qiimayntii ugu sarraysay dhamaan ciyaartoyda Premier League ka helay, waxaanu helay 7.97, taas oo ku timid qiimaynta celceliska dhamaan kulamada.

Laakiin Bruno Fernandes oo Manchester United ay soo iibsatay bishii January, qaybtii dambe ee xili ciyaareedkana qaab wanaagsan ku dhamaystay ayaa isaguna helay celceliska qiimaynta guud ee 7.73.

Halkan kaga bogo saddexda ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa koox walba:

Arsenal:

1st – Nicolas Pepe (7.06)

2nd – Pierre-Emerick Aubameyang (7.03)

3rd – Emiliano Martinez (7.02)

Aston Villa:

1st – Jack Grealish (7.23)

2nd – John McGinn (7.00)

3rd – Frederic Guilbert (6.89)

Bournemouth:

1st – Diego Rico (7.06)

2nd – Philip Billing (6.90)

3rd – Joshua King – (6.76)

Brighton:

1st – Dan Burn (6.90)

2nd – Lewis Dunk (6.89)

3rd – Tariq Lampety (6.84)

Burnley: 

1st – James Tarkowski (7.19)

2nd – Dwight McNeill (7.06)

3rd – Phil Bardsley (6.92)

Chelsea:

1st – Willian (7.31)

2nd – Christian Pulisic (7.18)

3rd – Cesar Azpilicueta (7.12)

Crystal Palace:

1st – Wilfried Zaha (6.98)

2nd – Jordan Ayew (6.93)

3rd – James Tomkins (6.82)

Everton:

1st – Richarlison (7.19)

2nd – Lucas Digne (7.16)

3rd – Djibril Sidibe (6.92)

Leicester:

1st – Ricardo Pereira (7.50)

2nd – James Maddison (7.34)

3rd – Wilfred Ndidi (7.23)

Liverpool:

1st – Sadio Mane (7.45)

2nd – Mohamed Salah (7.40)

3rd – Virgil van Dijk (7.32)

Manchester City:

1st – Kevin De Bruyne (7.97)

2nd – Riyad Mahrez (7.48)

3rd – Raheem Sterling (7.35)

Manchester United 

1st – Bruno Fernandes (7.73)

2nd – Marcus Rashford (7.35)

3rd – Anthony Martial (7.31)

Newcastle:

1st – Allan Saint-Maximin (7.29)

2nd – Jonjo Shelvey (6.97)

3rd – Ciaran Clark (6.89)

Norwich:

1st – Emiliano Buendia (7.08)

2nd – Grant Hanley (6.77)

3rd – Sam Byram (6.77)

Sheffield United:

1st – Chris Basham (6.98)

2nd – John Egan (6.93)

3rd – Jack O’Connell (6.93)

Southampton:

1st – James Ward-Prowse (7.15)

2nd – Danny Ings (7.12)

3rd – Nathan Redmond (6.96)

Tottenham:

1st – Harry Kane (7.33)

2nd – Heung-min Son (7.24)

3rd – Serge Aurier (7.06)

Watford:

1st – Troy Deeney (7.05)

2nd – Etienne Capoue (6.91)

3rd – Gerard Deulofeu (6.90)

West Ham:

1st – Michail Antonio (7.29)

2nd – Tomas Soucek (7.14)

3rd – Sebastien Haller (7.08)

Wolves:

1st – Adama Traore (7.49)

2nd – Raul Jimenez (7.25)

3rd – Willy Boly (7.19)

- Advertisement -

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More