TOP 50: Kontonkii Xiddig Ee Ugu Fiicnaa Taariikhda Manchester United

Xiddigihii ugu wanaagsanaa taariikhda kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lasoo bandhigay, waxaana qiimayn cusub oo laga sameeyey kaalinta koowaad loogu go’aamiyey halyeygii reer Wales ee Ryan Giggs.

Red Devils waxay ka mid tahay kooxaha ugu guulaha badan taariikhda kubadda cagta Ingiriiska, waxaanay is-ceshadaan Liverpool marka laga eego dhinaca horyaalka Premier League iyo koobabka ay ku guuleysteen, laakiin taariikhdeeda dahabka ah waxay lasoo bilaabatay jiilkii ‘Class of 92’.

50kii xiddig ee ugu wanaagsanaa taariikhda United, waxa kaalinta koowaad loo doortay Ryan Giggs oo sannadkii 1991kii u saftay kulankiisii ugu horreeyey, una ciyaray muddo 23 sannadood ah, isagoo ah ciyaartoyga ugu safashada badan taariikhda kooxda, isagoo ciyaaray 963 ciyaarood.

Waxa uu Giggs ku jiray jiilkii dahabiga ahaa ee Gary Neville, David Beckham iyo Paul Scholes, hase yeeshee waxa kale oo 50kan xiddig kula jira halyeeyadii Ingiriiska ee George Best iyo Bobby Charlson, halka Denis Law iyo Paul Scholes ay iyaguna boosaskooda cidhiidhsadeen.

Kooxda hadda ee Manchester United, hal ciyaartoy oo kaliya ayaa kaga jira liiskan waana goolhayaha reer Spain ee David de Gea oo 14aad fadhiya.

Halkan kaga bogo 50kii xiddig ee ugu fiicnaa taariikhda Manchester United:

49. Teddy Sheringham (1997-2001)

48. George Wall (1906-1915)

47. Stan Pearson (1935-1954)

46. Harry Gregg (1957-1966)

45. Paddy Crerand (1963-1971)

44. Jaap Stam (1998-2001)

43. Paul Ince (1989-1995)

42. Dwight Yorke (1998-2002)

41. Billy Meredith (1906-1921)

40. Johnny Carey (1936-1953)

39. Brian Kidd (1967-1974)

38. Brian McClair (1987-1998)

37. Arthur Albiston (1974-1988)

36. Michael Carrick (2006-2018)

35. Sammy McIlroy (1971-1982)

34. Andy Cole (1995-2001)

33. Alex Stepney (1966-1978)

32. Edwin van der Sar (2005-2011)

31. Ole Gunnar Solskjaer (1996-2007)

30. Gary Pallister (1989-1998)

29. Nobby Stiles (1960-1971)

28. Norman Whiteside (1982-1989)

27. Steve Bruce (1987-1996)

26. Martin Buchan (1972-1983)

25. Mark Hughes (1980-1986, 1988-1995)

24. Dennis Viollet (1953-1962)

23. Nemanja Vidic (2006-2014)

22. Ruud van Nistelrooy (2001-2006)

21. Jack Rowley (1937-54)

20. Bill Foulkes (1950-1970)

19. Denis Irwin (1990-2002)

18. David Beckham (1993-2003)

17. Rio Ferdinand (2002-2014)

16. Tommy Taylor (1953-1958)

15. Roger Byrne (1951-1958)

14. David de Gea (2011-present)

13. Gary Neville (1992-2011)

12. Peter Schmeichel (1991-1999)

11. Bryan Robson (1981-1994)

10. Roy Keane (1993-2005)

9. Cristiano Ronaldo (2003-2009)

8. Wayne Rooney (2004-2017)

7. Eric Cantona (1992-1997)

6. Duncan Edwards (1953-58)

5. Paul Scholes (1993-2011, 2012-2013)

3. Bobby Charlton (1956-1973)

2. George Best (1963-1974)

1. Ryan Giggs (1987-2014)

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More