Banaan-baxyo horleh oo maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta markale dibad-bax ballaaran ka dhigay qaar ka mid ah waalidiinta Soomaaliyeed ee caruurtooda askarnimada loogu qaaday dalka Eritrea, iyagoo baaq u diray dowladda dhexe. Waalidiintan ayaa weli baadi goob ugu jiro wiilashooda oo war iyo wacaal laga waayey, tan iyo markii loo qaaday dalka Eritrea, waxana cabashadu ay kasii dartay markii ay soo baxeen warbixino sheegaya in dhalinyaradaas qaarkood laga dagaal-geliyey gobolka Tigray. Dibad-baxayaasha oo…

Muxuu Ahaa Ciyaartoygan Abaal-marinta Ku Guuleystay Ee Hadal-haynta Ka

Markii ay arkeen isaga oo fagaaraha taagan oo kor u haya biladda uu kaga guuleystay tartanka Olombikada ee ka socda magaalada Tokyo ee waddanka Japan, waxa dadka niyaddooda kusoo dhacay xiddiga Manchester United iyo Portugal ee Bruno Fernandes.Khalid Jendoubi oo u dhashay waddanka Tunisia ayaa  ku guuleystay billadda maarta ah ee ciyaaraha laadka ah ee olombikada ee miisaankoodu yahay 58kg.19 jirkan ayaa lagaga guuleystay biladda dahabka ah oo uu qaatay Vito Dell’Aquila oo Talyaani ah, isaguna wuxuu qaatay maar, laakiin…

Congo-B: an intercultural musical project with

In Congo-Brazzaville, a trio of French musicians have been preparing for a month with the domestic Akas from the Ndima group from Likouala (far north) to tour them to Europe and Congo, to appeal for this minority cause remains under dominance of their Bantu neighbors. .

Waa Kuwan Afarta Xiddig Ee Ay Liverpool U Kala Dooranayso Beddelka

Kaddib bixitaankii Georginio Wijnaldum, Liverpool ayaa uu usoo yeedhay war kale oo aanay jeclaysanin oo ah in uu sidoo kale bixitaan doonayo kabtankooda Jordan Henderson oo laba sannadood ka hadhsan yihiin qandaraaskiisa, kaas oo sidii laacibka hore oo kale iska diiday inuu heshiis cusub saxeexo.Tababare Jurgen Klopp oo ay hore ugu adkayd raadinta ciyaartoygii buuxin lahaa booska uu banneeyey Wijnaldum, isla markaana dhawr ciyaartoy diiradda ku haya, ayaa haddana maqlaya warka ah in Henderson uu isagana beddelkiisa…

a student killed by a police officer in Kinshasa, a

A student was shot to death on Saturday, July 24 in Kinshasa by a police officer after a check went wrong. On Saturday afternoon, in the Liberation District of Selembao commune, a group of students film as part of a practical work when a police officer approaches them for the first time to ask them for bribes, an eyewitness…

Robert Lewandowski’s Bayern heroism should not be forgotten

Hitting 30 is never easy for a striker. The common perception is that the glory days are behind you, and it is a slow but relentless slide from the top of your powers to the dawning realization that you are too old for this game.However, the modern center game is starting to break that form. Zlatan Ibrahimovic will be in his forties at the end of the 2021/22 season, and Cristiano Ronaldo is still winning golden boots at a very old age of 36.A new generation of old stars / MARCO BERTORELLO / Getty ImagesOf course he is, he…

Inter excludes Romelu Lukaku sale

Inter-manager Beppe Marotta has described Romelu Lukaku as "untouchable" in the summer transfer window and stated that the Belgian striker will not leave the San Siro in the coming weeks. The Nerazzurri have already been forced to sell defender Achraf Hakimi for 70 million euros this summer, after the coronavirus outbreak left the club in a desperately dangerous financial position. Coach Antonio Conte also left for the same reason, leaving question marks on the future of their biggest stars.Lukaku is immobile in the summer…

Claire Ayivon, Togo’s flag bearer

Claire Ayivon, 25, will represent Togo at the Tokyo Olympics in rowing in the women's 2 km singles event. Invited to the Rio Olympics 2016, she fought to capture her qualifier for this edition. In the Japanese capital, she will be the flag bearer of the Togolese delegation. Portrait of an athlete representing the best medal chances in his country.…

Juventus Oo U Xadhko-Xidhatay Xiddigii Talyaaniga Ee Arsenal Lala

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa wada-hadallo la bilaabaysa dhiggeeda Sassuolo oo ay rajaynayso in ay heshiis ka gaadhaan xiddiga khadka dhexe ee Talyaaniga ah ee Manuel Locatelli.Laacibkan oo wacdaro ka dhigay tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ayaa kusoo baxay bartilmaameedka Juvenuts markii uu bandhig fiican ka sameeyey xilli ciyaareedkii tegay ee 2020-21, isla markaana uu dalkiisa ka caawiyey inay ku guuleystaan koobka Yurub.Locatelli oo ay da’diisu tahay 23 jir waxa si weyn loola xidhiidhinayay Arsenal, balse waxa…

Caro ka dhalatay $30 milyan oo loo qeybiyey xildhibaanada Ug…

Kampala (Axadle) – Uganda ayaa toddobaadkan lacag ku dhow 30 milyan oo dollar u qeybisay xildhibaanada, si ay ugu iibsdaaan baabuur cusub, taasi oo caro xooggan ka dhalisay dalkan saboolka ah ee sida weyn uu u saameeyeey cudurka coronavirus. Mid kasta oo ka mid ah 529-ka xildhibaan ee dalkaas ayaa la siiyey 200 oo milyan oo shilling una dhiganta 56,000 oo dollar, si uu ugu soo iibsado baabuur cusub. “Waa wax aan la aqbali karin in dowladda ay…