Mohammed wuxuu ahaa seddex sano jir oo kaliya markii waalidkiisa¬† Ay ka soo dhoofiyeen Soomaaliya si uu nolol wanaagsan uga helo England. Hase yeeshee, da’yaridiisa, waxaay u leexisay, In uu noqday dib-jir oo ka dibna laga soo masafuriyo ingiriska oo loo soo masafuriyo – Soomaaliya.

Markii uu yimid Soomaaliya waxaa uu durbadiiba ku biiraay al-Shabaab oo uu ka mid noqdey.

Haddaba Markii uu ogaaday inay yihiin argagixiso alshabaab oo aysan uu nixin shacabka, wuxuu go’aansadey in uu kasoo caraaro oo uu kasoo dhuunto.

Al-Shabaab waxaay doonayaan inay dilaan ayuu yirii wilkaan oo dhumaleysanaya. Balse dhanka kale Ingiriska ayaa diiday inay dib u soo celiso oo uu qoyskiisa la midowbow.