Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Somaliya C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta soo dhameystiray Golihiisa Wasiirada.

Wasiirada uu maanta magacaabay Madaxweyne Laftagareen ayaa u badan dhalinyaro, iyada oo liiska ay ka soo muuqdeen xubno horey uga mid ahaa Maamulkii Shariif Xasan.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa wasiiradan cusub kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waaiibaadka shaqo ee loo igmaday.

maga