Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay iscasilaadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana ay soo jeediyeen in la dardargaliyo howlaha Doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.

Musharaxiinta xilka Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo jeediyay in ay muhiim tahay in dib loo dhigo doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii ay sheegeen in dib u dhac uu ku yimid howlihii shaqadda maamulka Koonfur Galbeed.

ildhibaanada ayaa sidoo kale ku baaqay in si deg deg ah loo soo dhameystiro xubnihii iska casilay Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed.

45625336_255029448505154_4466119801420382208_n
45719574_714951705543139_2460181310375723008_n