Lindon Beckford waxa uu ka shaqaynaayey dhakhtar ku yaala Maraykanka muddo soddon sanno ah, waxaana uu ahaa adeegaha dadka bukuaanka ah ka soo qaada qolka qalniinka ee geeya qolkooga.

Ninkan ayaa sida caadiga ah jecel in uu heeso marka uu shaqada joogo.

Ninkan ayaa u heesi jiray bukaanada marka uu geeyo qolkooga isaga oo tusaayey bukaanka in ay xaaladiisa caafimaad wanaagsan tahay, ama ay dagan tahay.

Waxaa khashiftay kamarada qarsoon, oo inta badan loo adeegsado dabagalka dhacdooyinka ka dhaca xarumaha dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahayba.