27.9 C
Mogadishu
Tuesday, March 19, 2019

DEG DEG: Al shabaab oo la wareegay Saldhigyadii ay baneeyeen Ciidamada Dowlada iyo kuwa...

Wara goor dhaw aan ka helnay Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Dagaalyahano fara badan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ay durbaba qabsaday deegaanka Leego iyagoo markoodii...

DEG DEG: Dibad bax rabshado wato oo ka socda Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in dibad bax Rabshado wato uu ka socdo Magaaladaasi.Mudaaharaadka ayaa ka...

Cali Khaliif Galeyr oo war kasoo saaray Doorashada Madaxtinimo ee Somaliland iyo qorshe DFS...

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa ka hadlay doorashada dhawaan ka dhaceysa Magaalada Hargeysa ee loogu Tartamayo Xilka Madaxtinimo ee Maamulka Somaliland.Dr Cali Khaliif Galeyr ayaa...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo war kasoo saaray Askartii AMISOM looga laayay Sh/hoose

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay kulan ku yeeshay magaalada New York ayaa war qoraal ah oo ay ku cambaareeyay weerarkii xoogag ka...

Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo isagabaxay Saldhigii Leego

Ciidamada AMSIOM ee ku sugnaa deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa la sheegayaa in goor dhow ay faarujiyeen guud ahaan deegaankaasi.Mas’uul ka tirsan...

Lacag badan oo laga baxsaday Qasnada Maamulka Gobolka Banaadir

Waxaa saacadihii ugu dambeeyey ka taagnaa xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho xiisad salka ku heysa lacag fara badan oo lagala baxay khasnada...

#Axmed Madoobe oo Kismaayo kula kulmay Saraakiil ka socoto Africom

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guriga martida ee Magaalada Kismaayo kulan gaar ah kula yeeshay.Taliyaha Ciidamada...

Maxaad ka taqaan Hanti dhowraha guud ee la magacaabay – Akhriso Taariikhdiisa

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Hanti Dhowrka Guud ee cusub Maxamed Cali Afgooye, kaasoo bedelaya Hanti dhowrkii hore Nuur Faarax ee xilka looga...

Sawirro: Khayre oo ka qeybgalay kulanka Ciidamada

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumaddaayaa maanta ka qeyb galay kulanka ciidamada Qalabka Sida, isagoo ku ammaanay...

Madaxweyn Farmaajo oo magacaabay Guddiga taakuleynta Ciidamada iyo Xilal kale

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu...

Connect with us via Social Media

153FansLike
52FollowersFollow
172FollowersFollow
189,739FollowersFollow
3FollowersFollow
4,572FollowersFollow
412SubscribersSubscribe
Mogadishu
clear sky
27.9 ° C
27.9 °
27.9 °
98 %
8.8kmh
0 %
Tue
28 °
Wed
28 °
Thu
28 °
Fri
28 °
Sat
28 °