Browsing

Video

Daawo: Xasan Sheekh oo ka hadlay ujeedada ka

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay Caasimadda Muqdisho ayaa ka hadlay war-saxaafadeedkii maanta kasoo baxay Golaha Midowga Musharaxiinta, kaasi oo ay ku diideen habraacii uu soo saaray Golaha Wadatashiga Qaranka. Xasan Sheekh ayaa sheegay in ujeedada u muhiimsan ee ka lahaayeen qoraalkii ay ku diideen habraaca doorashada Golaha Shacabka ay tahay inay kala cadaadan wax walba, si aysan u imaan ku tagri fal awoodeed. Waxa uu carabka ku adkeeyay inay…

Muxuu ka yriri Goodax xaaladda Magaladda Baladweyn

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaankauu muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa si adag kaga hadlay xaaladda kacsan ee ka taagan Beledweyne, kadib markii ay xalay la wareegeen ciidan hubeysan. Goodax Barre ayaa soo dhoweeyey ‘kacdoonka’ ka billowday Beledweyn ee looga soo horjeedo safarka madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe). Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu billowday Halganka iyo Geela loogu tala-galay ciidamada qabsaday magaalada ee ka soo horjeeda…

Xukuumadda iyo Amisom oo heshiis 3 qodob ah ka

Muqdisho (Axadle) – Guddigii wasiirrada ahaa ee Ra’iisul Wasaare Rooble uu u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu laayey dadka rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu horreeyay la yeeshay taliska ciidanka AMISOM, waxayna xubnaha guddigaas oo warbaahinta la hadlay shaaciyeen heshiis ka kooban 3-qodob oo AMISOM ay la galeen. Wasiirka cadaaladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo qodobadii ay kala hadleen AMISOM warbaahinta la wadaagay ayaa sheegay in seddax qodob ay u kala qaadeen arrinta, kuwaas oo kala ah. 1…

Daawo: Jeesow oo xog cusub ka bixiyey kiiska Ikraan Tahliil …

Muqdisho (Axadle)-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo shir jaraa’id ku qabtay Caasimadda Muqdisho ayaa mar kale ka hadlay kiiska gabadhii la waayey ee Ikraan Tahliil Faarax, isagoo sheegay in gabadhaas aysan weli ku heynin nolol iyo geeri, sidoo kale xildhibaanka ayaa soo dhaweeyey guddiga loo xil saaray baaritaanka kiiska Ikraan. Xildhibaan Daahir Jeesow oo golaha shacabka ku metela beesha ay ka dhalatay Ikraan Tahliil ayaa sheegay in baadi goobka gabadhaas aysan marna ka fariisan, isagoo codsi hor leh u diray shacabka…

Daawo: Xasan Daahir oo la saftay Ilhaan Cumar, weerar culusn…

Muqdisho (Axadle) – Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa muuqaal uu iska soo duubay waxa uu uga hadlay baaqii Ilhaan Cumar ee ahaa in la hubiyo duqeymaha diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyaan gudaha Soomaaliya, si looga badbaadiyo dadka rayidka ah iyo jawaabtii hadalka Ilhaan uu ka bixiyey wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi. Xasan Daahir ayaa aad u dhaliilay jawaabtii wasiir Fiqi, isagoo yiri, “Waxaan la yaabay jawaabtii uu Fiqi ka bixiyey hadalkii ay gabadhaas Mareykanka joogta ku dalbatay in aan dadka la layn, war…

Daawo: Imaamka Mudulood oo war kasoo saaray khilaafka ka taagan

Muqdisho (Axadle) – Iimaamka beelaha Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay khilaaf xoog leh oo ka taagan mid ka mid ah kuraasta beesha ee golaha shacabka, kaas oo tirsigiisu yahay HOP141. Kursigaas waxaa hada ku fadhiya wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, oo kasoo jeeda beesha Owbakar Gaabane ee Harti-Abgaal. Imaamka ayaa sheegay in hadallada ay warbaahinta isku marinayaan xubno u dhashay beesha oo Jawaahir Baarqab uu ka carabaabay uu aad u dhibsaday aysana habooneyn, isla markaana…

Xildhiban Jeesow oo shaaciyey inuu tegay xarunta NISA

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan golaha shacab ee baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo muddo ka badan labo toddobaad la la’yahay, ayaa codsi u diray bulshada iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya, isagoo ka dalbaday in si wadajir ah looga qeyb qaato baadi goobka Ikraan oo nolol iyo geeri lagu la’yahay. Xildhibaan Jeesow oo tilmaamay inuu yahay mudanaha baarlamaanka ku metela Ikraan Tahliil ayaa sheegay in looga wacay xarunta taliska hey’adda NISA,…

Daawo: Dhaqaatiir ka dhoofi rabay baasaboorka Gobaladda Waqooyi oo …

Hargeysa (Axadle) – Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Caasimadda Muqdisho lagu xiray laba dhakhtar oo ka howlgaleysay isbitaalka Dr. Adna Aadan ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo tiransid ku ahaa Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dhakhaatiirtaan ayaa ku dhoofiyey baasaboorka Gobaladda Waqooyi, waxaana la sheegay in looga jeex- jeexay garoonka Muqdisho, dibna loogu celiyey magaalada Hargeysa. Dr. Adna Aadan oo madax ka ah isbitaalka ay ka howl-gelayeen dhakhaatiirtaan ayaa sheegtay mudo seddax…

Daawo: Xamza oo shaaciyey arrimo yaab leh oo uu ugu tegay wa…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Xamza Saciid Xamza ayaa ka sheekeeyey arrimo uusan filaneyn oo uu ugu tegay markii loo magacaabay wasaaradaas, isagoo aad u dhaliilay hanaankii hore ee wasaaradda dhalinyarada ay u shaaqeyn jirtay. Wasiir Xamza waxa uu sheegay in markii loo magacaabay wasaaradda dhalinyarada uu waayey xafiis uu ku shaqeeyo, sidoo kalena shaqaalihii ay fasax isaga maqan yihiin in ka badan laba sano, taas oo shaqa badan kadib uu sheegay in hadda uu wax badan ka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More